
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir wadatashi ah oo mudo laba maalmood ah halkaasi uga socday madaxda dalka.
Shirkan oo u dhexeeyay madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaa diiradda lagu saaray arimaha amniga, abaaraha iyo sidii loo dardar gelin lahaa dadaallada dib u heshiisiinta ah.
Hadaba hoos ka daawo War murtiyeedka shirka iyo Madaxweeynaha dalka oo faahfaahinaya waxyaalaha lagu heshiiyay.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com