
Maamulka SNM ee la magacbaxay “Somaliland” iyo qorshihiisa uu ka damacsanyahay Awdal State
Qorsha SNMtu aay ka damacsantahay Awdal State weey cadahay. SNMtu waxay rabaan ictiraaf si kasta aay ku gaadhaan si aay u hantiyaan kheeyraadka dadaka reer Awdal una baabiyaan ree Awdal dad ahaan.
Qorshahoodu wuxu ku saleeysanyahay dhawr tiir:
- Boobka khayraadka Awdal State (The pillage of the natural resources of Awdal)
2. Qaybi oo xukun (Divide and rule)
3. Sumcad ka dilid dadka reer Awdal (Character assassination of the Awdal people)
4. Bahdilaad dadweeynaha reer Awdal (Humiliation of the Awdal people)
5. Xasuuqid dhaqaale (Economic Genocide)
Qoraalkan kale soco awdalstate.today maalinkasta oo Sabtiya.