
Arooska oo ka dhacay magaalada Mandheera ayaa Noqday mid siwayn loo hadal hayo, Kaasi oo noqday mid aan deegaanka Noociisu Horay uga dhicin.
Cabdullahi Ibraahim oo ah Oday 80-jir ah ayaa wuxuu Guursaday Haweenay 60-jir ah, waxaana Arooska loo qabtay uu la mid ahaa Kuwa ay dhigtaan Dhalinyarada Cusub ee Arooska ah, Wuxuuna ka warbixiyey Sida uu Arooskan ku dhigtay.