(August 24,2016) Booliska Fransiiska oo haweeney muslim ah dharka xijaabka uga dhigay xeeb ku taal Nice -SAWIRO August 24, 2016 Wararka Soomalida2 Booliska magaalada Nice ee dalkaasi Fransiiska ayaa dharka ka dhigay haweeney muslim ah oo u dabaal-tagtay xeeb ku taal isla magaalada Nice. Haweeneyda ayaa ganaax lacageed la dul dhigay kaddib markii la dhar dhigay.