Ku soo dhowaada Barnaamij xiisa leh oo ku saabsan ciidda oo ay marti inoogu yihiin Nasteexo Indho, Nasteexo Indho iyo Ubax Fahmo – Dhegeyso

Ku soo dhowaada Barnaamij xiisa leh oo ku saabsan ciidda, kaas oo ay marti ku yihiin fahaaniin ay ka mid yihiin Nasteexo Indho oo ku sugan Norway, Axmed Zaki oo ku sugan Austria, Ubax Fahmo oo ku sugan Hargeisa iyo qodobo kaleba.