Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho – SAWIRO

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si farxad ay ku dheehan tahay magaalada Muqdisho ugu soo dhoweeyay Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

Diyaaradda Itoobiya leedahay ayaa Ra’iisul wasaaraha keentay magaalada Muqdisho, waxaana markii uu yimid loo galbiyey halka lagu qabanayo shirka IGAD.

Rooga cas baa loo dhigay Ra’iisul wasaaraha, waxaana la socday saraakiil ciidan iyo sidoo  kale wariyeyaal Itoobiya u dhashay.

haa2 haa1 okey

Share on Facebook