
beesha sacad muuse ayaa ku hawlan ururinta dad iska diiwan galiya lixda goobood ee ka tirsan deeganada gobolka awdal waxa ila xoog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay shabakada wararka camuudnews u xaqijiyeen in beesha sacad muuse ee xukumada kulmiye dabada ka riixaysa ay ku hawlan tahay ururinta dad iska diiwan gasha lixdaasi gobod kuwaasi oo loogu balan qaaday in lagu gaynayo gaadiid bilaash ah lana siin doon qofkasta oo is diwaan gasha oo ka soo jeeda beesha sacad muuse 20$ oo lacag ah waxaana dadkaas laga oo rurinayaa magalada hargaysa iyo deganka CALAYDH
xukumada ayaa hakis galisay goaan kii dhigitaan ka sanaduuqda ee lixda gobood ee deganada gobolka awdal .
xukumada talada haysa ee kulmiye iyo beesha sacad muuse ayaa ku hawlan sidii ay uga hirgalin lahaayeen lixdaa gobood diwaan galin
dadka lixda degaan ku dhaqan ayaa iyagu horay iskaga diwaan gashay gobo hoos yimaada degmada lug haya waxaana beesha sacad muuse halkaasi ka radinaysaa degaano ay iyagu iska diwan gashaan
lama oga in ay arintaasi suurto gali .
cammuudnew.com