
waxaa saaka subaxii abaaro 7 subax nimo deegaanka tuli ee duleed ka Garoyo cawul ku rogmata gaadhi nuuciisu yahay xaajiyad waxaana saarnaa dad tiradoodu gaadhayso 10 qof dadkaani shilka ku dhaawac may ayaa waxay ka yimiday magalada gabiley halkaasi oo ay saaka subaxii ka so kalaheen waxaana ay u socdeen haweenay qarabadooda ah oo ku geeriyootay magalada borama halkaasi oo ay ka qayb galayeen aaska marxuumada.
shilkan ayaa waxaa ku dhaawac may ku dhawaad 8 qof oo sarnaa xaajiyadaas waxaana xaaladoodu lidataa ku dhawaad 3 qof wali ilaa haatan lagu jiraa gurmadka dhanka caafimaadka oo xaaalada dhawacmayaashaas lagu dawaynaayo cisbitalka wayn ee magalada borama .
KALA SOCO WIXII WARAR KA SOO KOR DHA CAMUUDNEWS