Qareenada Ajnabiga ah ee ay kala wataan Somalia & Kenya – AKHRI

Soomaaliya iyo Kenya oo dacwad la xiriirta Kiiska xuduudka Badda ee labada dal uga furmay maxkamadda cadaaladda addunka ee Hague ayaa kala wata qareemo ajnabi ah oo u doodaya.

Kenya waxaa u doodaya qaraanada ugu badan oo kala ah:

Vaughan Lowe QC (British)

Prof Alan Boyle (British)

Ms Amy Sanders (British)

Mr Karim Khan QC (Franch)

Prof Mathias Forteau (Franch)

Soomaaliya waxaa u doodaya qareenad kala ah:

Paul Reichler (USA)

Prof Allain Pellet (French)