Madaxweynaha Khaatumo iyo Siilaanyo oo afar qodob ku heshiiyey iyagoo ku sugan magaalada Addis ababa ee Itoobiya – VIDEO

Qodabada Lagu Heshiiyey:-

1- In labada maamul u wada hadlayaan si siman/Laba maamul oo buuxa

2- Inay isku afgarteen inay wada hadlaan

3- In wada hadaladu ka dhacaan dalka Ethiopia oo dawladda dalkaasi ay fududeen doonto

4- In wada hadalad u horeeyaa ay dhacaan 17ka bishan November ee aynu ku jirno.