
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Ash Carter ayaa sheegay in qabsashada magaalada Al-raqa oo hadda Xarun u ah kooxda Daacish aanu aheyn arrin saahlan, balse loona baahan yahay in taxrdir laga miijiyo.
Bayaan uu ka soo saaray isku dayga xululafa Mareykanka ay ku doonayaan dib ugu xoreynta magaaladaasi gacaanta Kooxfda Daacish, ayuu ku sheegay inayan aheyn talaabadaasi mid sahlan, balse loo baahan yahay in si weyn loogu baaraandego dib u xoreynta magaaladasi hadda xarun u ah kooxda Daacish.
Mar uu ka hadlayay Dagaalaka Magaalada Mosul waxa u xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Ash Carter sheegay in dagaalkaasi ugu daambeystii looga guulaysan doono kooxda Xaqjirka ee Daacish.