Qaar kamida xildhibaanada Degmada Borama oo si adag uga hadlay damaca degmada Gebilay ku hayso deegaanka Garbahaadley ee gobolka Awdal

Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Ee Laga Soo Doorto Deegaanka Bariga Borama Ayaa Si Adag U Dhaliilay Sida ay Uga Muquurteen Maamulka Gobolka Awdal Wax Ka Qabashada Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Deegaanka Garba Haadlay….