(09/08/2016) Rayiisal wasaaraha Somalia oo Magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Maamul-goboleed (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa magacaabay gudiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Maamul-Gobolleed (GHDDDG).

Haddaba, halkan hoose ka akhriso Xubnaha Guddiyadaan Doorashooyinka