(11/08/2016) Xaflad qalinjabin boolis oo ka dhacday magaalada Baydhabo (Video)

Xaflad qalinjabin boolis ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada Baydhabo hlkaas oo boolis ku dhow 200 ay ku dhameysteen tababar mudo socday.