6 Qodob oo Saaran Miiska Dowladda iyo Maamul Goboleedyadda Koonfureed

6 Qodob Oo Saaran Miiska Dowladda Iyo Maamul Goboleedyadda Koonfureed

Saacadaha soo aadan waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, wuxuuna ka xasaasisan yahay shirarkii hore ee Labadan dhinac yeelan jireen.

Madaxda maamulladan qaarkood waxay soo gaareen magaalada Muqdisho, kuwo kalena waa ay soo socdaan.

 

Hadaba wakaaladda Khaatumonews ayaa heshay xog hoose ku aadan qodobada ugu muhiimsan ee shirkaan looga hadli doono, waxaana ay kala yihiin:

 

1-Xalinta Khilaafka Labada dhinac

2-Qeybsiga deeqa dibadda ee DFS heshay

3-Go’aan ka gaarista arrimaha dibadda

4-La Dagaalanka Al-shabaab

5-Dib u habeynta ciidamada

6-Dib u hagaajinta Dastuurka

 

Hadaba qodobadan ayaa ugu muhiimsan, kuwo kalena waa ay imaan karaan, balse intaan ayeeynu helnay