Akhriso liiska musharixiinta guddoonka baarlamaaanka oo la shaaciyay

Waxaa la soo gabagabeeyay qabashada codsiyada musharixiinta guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen gudiga qaban-qaabada doorashada.

Ilaa iyo hadda xilka guddoonka sare baarlamaanka waxaa isku diiwaan-galiyay oo isku soo sharaxay 22 xildhibaan oo dhamaantood  soo buuxiyay sharuudihii looga baahnaa.

Hadaba Akhriso magacyada liiska musharixiinta oo la shaaciyay

index

index-2