(August 25,2016) Puntland Oo Mamnoocday Guud Ahaan Baabuurta Ka Timaada Deegaanada Koonfurta Iyo Bartahama Dhulka Soomaaliya – VIDEO

Maamulka Puntland Ayaa Soo Saaray Go’Aan Deg Deg Ah Kadib markii Dhowaan Qarax ka dhacay Magaalada Gal-kacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Afhayeenka Puntland oo Warbaahinta la hadlay Ayaa sheegay in Maanta Puntland Ay Mamnoocday Guud ahaan Baabuurta ka timaada Deegaanada Koonfurta iyo Bartahama Dhulka.