Baarlamaanka Itoobiya oo ansaxiyey golaha wasiirada cusub oo ay kawada dhex muuqdaan dhamaan qoomiyaduhu – VIDEO + AKHRIS

Raysal wasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga dhawaaqay xubno kabaneega ama wasiiro cusub. Islamarkaana baarlamaanka ayaa ansixiyay xubnahan kabaneega ama wasiiro isugu jira.

Haddaba waa kuwan magacayadii wasiirada cusbaa ee lagu dhawaaqay:

  1. Dr. Workineh Gebayehu-                   Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada
  2. Mr. Tagesse Chafo                          Wasiirka Wasaarada Adeega Shacabka Iyo Cududa Shaqaalaha
  3. Dr. Abraham Tekasta    –                   Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Dhaqaalaha
  4. Dr. Bekele Muladu       –                   Wasiirka Wasaarada Ganacsiga
  5. Prof. Fikadu Beyene      –                 Wasiirka Wasaarada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga
  6. Dr. Eyasu Abraha   –                         Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga
  7. Dr. Eng. Getahun Makuria    –           Wasiirka Wasaarada Science Iyo Technologyada
  8. Mr. Ahmed Shide                –          Wasiirka Wasaarada Gaadiidka
  9. Dr. Ambachaw Mekonnen  –          Wasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka Iyo Guriyeynta
  10. Eng. Ayisha Mohammed      –        Wasiirka Wasaarada Dhismaha
  11. Dr. Eng. Sileshi Bekele        –         Wasiirka Wasaarada Biyaha,Waraabka Iyo Quwada Korontada
  12. Mr. Motuma Mekassa        –        Wasiirka Wasaarada Macdanta, Petroleumka Iyo Shidaalka Dabiiciga
  13. Dr. Gemado Dale              –          Wasiirka Wasaarada Arrimaha Deegaanka,Kaymaha Iyo Isbadalka Cimilada
  14. Dr. Shiferaw T/Mariam       –          Wasiirka Wasaarada Waxbarashada
  15. Prof. Yifru Birhana              –         Wasiirka Wasaarada  Caafimaadka
  16. Dr. Girma Amante               –        Wasiirka Wakaaladaha
  17. Dr. Hirut W/Mariam           –          Wasiirka Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska
  18. Mrs. Demitu Hambisa         –         Wasiirka Wasaarada Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta
  19. Mr. Ristu Yirdaw                 –        Wasiirka Wasaarada Dhaliyarada Iyo Ciyaaraha
  20. Mr. Kebede Chane              –        Wasiirka Wasaarada Dakhliga Iyo Jibriyada
  21. Dr. Negari Lencho                –      Wasiirka Wasaarada xidhhidhka Arrimaha Dawlada

Sidoo Kale Waxa Uu Raysal Wasaaaruhu Ku Dhawaaqay Wasiirada Aan Laga Badalin Wasaaradihii Ay Horey Ugu Qornaayeen.

Haddaba Xubnaha Kaabineega Aan Laga Badalin Xilalkii Ay Hayeen Waa Kuwan Soo Socda

  1. Demeke Mekonnen   –                   Raysal Wasaare Kuxigeenka
  2. Siraj Fegessa             –                   Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga
  3. Kassa Tekleberhan      –                 Wasiirka Wasaarada Arrimaha Fedaraalka Horumarimnta Reer Guuraaga
  4. Dr Debretsion Gebremichael-        Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Iyo Technologiyada
  5. Ahmed Abitew        –                   Wasiirka Wasaarada warshadaha
  6. Getachew Ambaye      –                Xeer Ilaaliyaha Guud
  7. Abdulfetah Abdulah     –               Wasiirka Wasaarada Arrimaha Bulshada Iyo Shaqaalaha
  8. Dr Yinager Desse         –               Komushineerka Komoshinka Qorshaynta Qaranka
  9. Asmelash Woldesilasie   –             Golaha Sare Lehna Awood Wasiir