Maliishiyo beleedka RRU-da Ee maalmulka Hargeysa Oo Xabsiga Degamada Boorama Kala Baxay Hargaysana U Kaxaysatay Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadarbuusi

Waxaa maanta saacadu markii ay ahad 7:30 subaxnimo ee saacada geeska afrikada bari laga qaaday saldhigii uu ku xidhnaa, afhayeenka ugaaska beelaha Gadarbuusi, Muuse Carab dugsiye, isaga oo la qaaday dhinaca magaalada Hargaysa.

Labbo qabaal oo ay saaran yihiin ciidan ka tirsan RRU-da, ayaa saaka subaxii soo gaadhay magaalada Boorama, waxayna isla markiiba ku noqdeen magaalada Hargaysa oo ay sii qaadeen Afhayeenka.

Afhayeenka ayaa lagu xidhay magaalaa Boorama maamilntii shalay ahayd.

Wixii war ah ee ka soo kordha waxaan ku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe.