Daawo Beesha Jaamac Siyaad ee Dhulmahante oo Go’aan ka Qaadatay dagaalka Tukaraq cadeeysayna inay reer Puntland yihiin.

Kulan ay magaalada Laascaanood ku Qabteen Qaar kamid ah Waxgaradka iyo Dhalinyarada Beesha Jaamac Siyaad ee (Dhulbahante) ayaa waxay go’aano uga qaateen Xiisada dagaal ee ka taagan Gobolka Sool.

Waxay sheegeen inay taageersan yihiin Puntland,  Waxay Fariin adag u direen Faysal Cali Waraabe iyo Somaliland,   Waxay sidoo kale waxay la hadleen Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Dhalinyarada kasoo jeeda deegaanka ee ku Jira Somaliland, Iyagoona sheegay inaan cid iswaydiin doonin hadii ay dagaalka ku dhintaan iyagoo difaacaya Somaliland.