Daawo: Ciidanka Ammaanka Magaalada Boosaaso oo Soo Qabtay Hub Culus iyo Dadkii Watay.

DaawoVideo: Ciidanka amaanka Magaalada Boosaaso oo Soo Qabtay Hub Culus iyo Dadkii Watay

Boosaaso (Kalshaale) Ciidamada amaanka Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa Gacanta Ku Soo dhigay Hub iyo Dadkii isticmaalayey Waxaana Laamaha amaanku Sheegeen in Hubkan ay isticmaalayeen Dadka amaanka Khal khaliya.

Halkanka Daawo Muuqaal

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa ka mid ah meelaha amaankooda aad loo ilaaliyo Waxaana Magaalada Boosaaso intaBadan ka Dhaca Falal lidi ku ah amaanka.