Daawo Muuse Biixi oo dib u bilaabay xabaalo faqid arinta dekedda awgeed (Video)

Muuse Biixi ayaa dib u bilaabay xabaalo faqid arinta dekedda awgeed. Xabaalahan oo lagu sheegay kuwa wadareed ayaan la garanayn inay yihin kuwii SNM xasuuqdey iyo kuwa cidkale dishey.

Muuse Biixi ayaa khudbad oohin oo dumarka ka oysiisay ka jeediyay Hargeysa.