Warka Madaxdiisii
  • [ July 6, 2020 ] Sanadguuradii lixdanaad ee ka soo wareegtay xoriyadiiri Jamhuuriya Soomaaliyeed. (Hamid Masheye) Popular Videos
  • [ December 24, 2019 ] Suldaan Abshir Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkado Duulaan ku Soo Qaaday Macdanta Gobolka Awdal (Video) Popular Videos
  • [ June 11, 2023 ] NAIROBI — An employee with the World Health Organization was among those killed in the weekend siege of a beachside hotel in Somalia’s capital Mogadishu, the head of the UN health agency said on Sunday. Somali News
  • [ June 11, 2023 ] Danjire reer Yurub oo diblomaasiyiinta Afrika ka cadheysiiyey Uncategorized
  • [ November 17, 2022 ] Madaxweyne Erdogan oo ka jawaabay hadal hayn ku saabsan isaga iyo Bishaar Al-Asad Wararka Soomalida
  • [ November 17, 2022 ] Government forces retake a village in Middle Shabelle region Somali News
  • [ July 14, 2022 ] Eritrea-Somalia Joint Statement on the Visit of H. E Hassan Sheikh Mohamud to Eritrea Somali News
September 23, 2025

HOME OF CIVILITY AND KNOWLEDGE (HOOYGA ILBAXNIMADA IYO TACLIINTA)

  • Home
  • Wararka Soomalida
  • Entertainment
  • Sports
  • International News
  • Hidaha iyo Dhaqanka
  • Xafladihii Awdal State
HomeWararka SoomalidaDaawo Video: Ciidamo Turkish ah oo Muqdisho soo gaadhay iyo Saldhig Milateri oo dhowaan laga furayo (Sawiro)

Daawo Video: Ciidamo Turkish ah oo Muqdisho soo gaadhay iyo Saldhig Milateri oo dhowaan laga furayo (Sawiro)

August 23, 2017 Wararka Soomalida

Daawo Video: Ciidamo Turkish ah oo Muqdisho soo gaadhay iyo Saldhig Milateri oo dhowaan laga furayo (Sawiro)

Aug 23, 2017 –

Muqdisho (Kalshaale) Illaa 200 ciidan isugu jira Saraakiil ciidan iyo askar ka socda Turkiga ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, taasoo ah tiradii ugu badneyd oo Ciidamo Turkish ay ka qeyb qaadanayaan howl galka Saldhiga Milateri ee Soomaaliya dhowaan ka furanayaan.

Diyaarada Turkish Airways ayaa ciidamadan u soo daabushay magaalada Muqdisho, sida ay baahiyeen warbaahinta Turkiga

Warbaahinta Turkiga ayaa shaaciyay askarta qeybta ah saldhiga Milateri ee bisha soo socota laga furayo magaalada Muqdisho uu howl galkooda bilowday maalintii shalay.

Saldhiggan oo ku yaala duleedka Muqdisho, gaar ahaan dhanka Jaziira ayaa waxaa markiiba lagu tababari karaa illaa 1,500 askar.

Bisha soo socota ee September ayaa qorshuhu yahay in si rasmi ah loo furo saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay Muqdisho, waxaana saldhigan tababar loogu furi doonaa saraakiil iyo ciidamo Soomaali ah.

Previous

Madaxweyne Farmaajo oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar (Sawirro)


Next

Xaaladda Yemen oo Quus taagan


Popular Videos

Popular Videos

Hamid Masheye oo ka hadlay shirka lagu qabtay dalka Turkiga

May 30, 2021
Popular Videos

Hamid Masheye oo la hadlay dadka reer Awdal

July 29, 2020
Popular Videos

Sanadguuradii lixdanaad ee ka soo wareegtay xoriyadiiri Jamhuuriya Soomaaliyeed. (Hamid Masheye)

July 6, 2020
Popular Videos

Suldaan Abshir Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkado Duulaan ku Soo Qaaday Macdanta Gobolka Awdal (Video)

December 24, 2019
Popular Videos

Nuxurka khudbadii Suldaan Dhawal uu ka jeediyay shikii qawmiyada Gada Buursi, Aw Barre, Itoobiya

January 28, 2019
Popular Videos

Nuxurka khudbadii Ugaaska qawmiyada Gada Buursi, Aw Barre, Itoobia

January 28, 2019
Popular Videos

Nuxurka Qudbadii Suldan Ibrahim Jama Samatar ee Qawmiyada Gada Buursi, Aw Barre Itoobia

January 28, 2019
Popular Videos

Aayaha iyo xoriyada Awdal waa muqadas—–Hamid Masheye

July 10, 2018
Popular Videos

Qareen Abdiwaahid Qalinle oo ka hadlaaya qaraarkii maxkamada sare ku taageertay Trump.

June 28, 2018
Popular Videos

Hamid Masheye oo la hadlay dadka Reer Awdal

June 25, 2018
Popular Videos

Geeska Afrika calamadooda iyo Geeska Afrika

June 22, 2018
Popular Videos

Daawo Ra’iiisal wasaaraha Itoobiya oo si weyn looge soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

June 16, 2018
Popular Videos

Wasiiru Dawlihii Hore ee Arimaha Dibada ee Jamhuuriyada Soomaaliyeed oo ka hadlaaya dagaalka Tukaraq

June 12, 2018
Popular Videos

Daawo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Masar ugu dhaartay in aan biyaha laga carqaladayn doonin

June 11, 2018
Popular Videos

Daawo Siyaasi Mawliid Daahir Alaale oo si adag uga hadlay sadexda wasiir ee Muuse Biixi qaadhanka Tukarag uga ururinaya Borama.

June 10, 2018

Spam Blocked

0 spam blocked by Akismet

Popular Videos

Popular Videos

Hamid Masheye oo ka hadlay shirka lagu qabtay dalka Turkiga

May 30, 2021
Popular Videos

Hamid Masheye oo la hadlay dadka reer Awdal

July 29, 2020
Popular Videos

Sanadguuradii lixdanaad ee ka soo wareegtay xoriyadiiri Jamhuuriya Soomaaliyeed. (Hamid Masheye)

July 6, 2020



Somali News

NAIROBI — An employee with the World Health Organization was among those killed in the weekend siege of a beachside hotel in Somalia’s capital Mogadishu, the head of the UN health agency said on Sunday.

June 11, 2023
Uncategorized

Danjire reer Yurub oo diblomaasiyiinta Afrika ka cadheysiiyey

June 11, 2023
Wararka Soomalida

Madaxweyne Erdogan oo ka jawaabay hadal hayn ku saabsan isaga iyo Bishaar Al-Asad

November 17, 2022
Archives (Keeydka)
  • Wararka Soomalida
  • Entertainment
  • Sports
  • International News
  • Hidaha iyo Dhaqanka
  • Xafladihii Awdal State

Copyright @2016 |Awdalstate.today