Diyaaradaha Dagaalaka Ingiriiska oo Kuuriyada Waqooyi kaga qeyb galaya Dhuulatus Mileteri

Markii ugu horeysay muddo 70 Sano ka soo wareegtay kuna beegneyd xiligii uu bilawday Dgalaakii Kuuriya, ayaa  la sheegay in Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska ay ka qeyb galayaan Doolatusad Milleteri oo u dhaxeeya Mareykank iyo Kuuriyada koonfureed.

Boqortooyada Ingiriiska ayaa la sheegay inay dhuullatiskaasi uga qeyb galayso Diyaaradaha dagaalka Nooca Tayfon  taasoo ah mid casri ah, isla markaana  astaan u ah joogitaanka Ingiriiska ee Mandiqadaasi.

Waeku wuxuu intaa ku dary in dhoollatusadkaasi uu ka tarjumayho  xoojinta ama soo badhigidda awoodda Ciidan ee Ingiriiska  marka la barbardhigo Ciidamada kale ee dunida.

Laakiin Kuuriyada Koonfureed ayaa la sheegayaa inayan raali ka aheyn ka qeyb galka diyraaradaha Ingiriiska Dhoollatuskaasi ayna u aragto mid khatar ku ah amniga mandiqadaasi.