Dr. Cali Ciise Cabdi oo Siwayn uga hadlay Xaalada Qalafsan ee Soomaaliya iyo Arinta Dhaqaallaha – DHEGEYSO

Muddo sanada ahba waxaa qiimaheedu sii dhimanayay lacagta shilin Soomaaliiga taasoo jahwareer gelisay suuqyada ganacsiga.

Bilooyinki ugu danbeeyey qaar ka mid ah gobolada dhexe iyo kuwa bari ee Soomaaliya ayaa waxaa aad u saameeyey lacago been abuur ah taasoo dhaawacday suuqyada ganacsiga.

Haddaba arrimahaan oo dhan sideey u saameyn karaan dhaqaalaha dalka. Wariyaha VOA Sahra Abdi Ahmed ayaa ka wareystay madaxa Machadka Cilmibaarista Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada.