Dr, Cali Ciise oo u dhashay gobolka Sool ayaa Garoowe kaga dhawaaqay inuu yahay musharaxa madaxweeynaha Puntland.