Duqa Gaalkayo oo Sheegay in uu meel wanaagsan marayo Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo – SAWIR0

Maamulka Magaalada Gaalkacayo Ee Dowlada Puntland ayaa Faah Faahin ka bixiyay halka uu marayo Dhismaha Maxjarka Magaalada Gaalkacyo.

Mohamud Yasin Tumey oo Ah Duqa Dagmada Gal-kacyo Ayaa sheegay in uu Meel Wanaagsna Marayo Dhismaha Maxjarka.

Waxa uu Sheegay Gudoomiye Tumeey in aanay Hakan Doonin Dhismaha Maxjarka islamarkaasina uu hadda Marayo Meel Gabo Gabo Ah.

Gal-Mudug Ayaa ka Carootay dhismaha Maxjarka Gal-kacyo oo kamid ah horumarka Dowlada Puntland waxaan ay bilaabeen Xiisado iyo Weerar.

1 2 3 4 5 6 7 9 10