Engineer Abdirahman Omar Osman, gudoomiyihii gobolka Benadir, oo ku geeriyooday Qadar August 1, 2019 Wararka Soomalida Allaha u naxariisto Gudoomiyihii gobolka Benadir Engineer Abdirahman Omar osman (Yarisow) oo u geeriyooday dhaawicii ka soo gaadhay qaraxii xarunta gobolka ka dhacay.