Erayada qaldan ee maalin kasta lagu isticmaalo warbaahinta –VIDEO

Suugaanyahanka Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali Idaajaa ayaa ka warramay erayo badan oo qalad ah oo maalin kasta oo warbaahinta lagu isticmaalo, kuwaasi oo sida uu sheegay sii dili kara Afka Soomaaliga. Idaajaa ayaa sharraxaya kuwa ay yihiin erayadaas.

HOOS KA DAAWO