Fananadii Ugu Horeesay Ee Af-Somali Idaacad kaga heesta  Oo Saaka Hargeisa ku Geeriyootay

Fananadii Ugu Horeesay Ee Af-Somali Idaacad kaga heesta  Oo Saaka Hargeisa ku Geeriyootay

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

 

Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestay  ee laga maqlo Idaacadda 1950-yeedii.

 

Sidoo kale Marxuum Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) waxaa loo yaqaanay hooyadii fanka Somaliyeed

PROMOTED CONTENT