Garaa Jaamac Garaad Ali oo Sheegay in Khaatumo State aay tahay maamul la siman “Somaliland”. Wuxu yidhi aqbalimeeyno in hadafkii khaatumo ee boqolaalka qof u dhinteen laga leexdo. Wuxi intaa ku daray in dhulkooda xoog lagu haysto