Roobab mahiigaan ah oo helay degaanada Khaatumo State ee Jamhuuriyada Soomaaliyeed.

Muuqaal Roob Mahiigaan Ah Oo Helay Widhwidh Iyo Degano Kale Oo Badan Dadka Deganadas Oo Alle Umahad Celiyey

Widhwidh Waxaa Habeenimadii Xalay Kada Ay Magaalada Widhwidh Roobabkii Guga Yadoona Roobkaasi Uu Ahaa Mid Siweyn Loogu Diirsaday Dhinaca Kale Waxaa Roobabkani Ay Kada Een Degano Badan Oo Hoostaga Magaaladan Widhwidh Kuwaasi Oo Ay Kamid Yihiin Balicad Banyaal Dhalaamo Cune Geed Dheer Baliharac Horufadhi Caraweyn Iyo Meelo Kale Oo Badan

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Dadkan Ayaa Dhamaan Umahad Celiyey Ilahay Yagoona Ilahay Kabaryey In Alle Usoo Kordhiyo  Kana Dulqaado Xanuunada Deganadan Kajira