Hoos ka akhriso magacyada bulshada Awdal u bixiyeen gudoomiya maamulka Hargeysa ee gobolka Awdal

Maxaad Kala Socotaa Magacyada Bulushada Reer Borama U Bixiyeen Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise Tan iyo Markii Loo Soo Magacaabay Gobolka …….

Tan iyo Markii Loo Soo Magacaabay Gudoominta Gobolka Awdal Gudoomiye Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) Waxaa Isa Soo Taraayey Saluuga Shaqo Ee Shacabka Reer Awdal Ka Muujinayaan Xafiiskiisa Oo Wehel Xidhinaansho Iyo Dhawaqa Shimbiraha,

Goobaha Ay Bulushadu ku Kulanto Ee Magaalada Borama Ayaa Markaad Fadhiisato Waxaa Dhagahaaga Ku Soo Dhacaya Markasta Oo La Hadal Qaado Maamulka Gobolka Awdal Gaar ahaan Gudoomiyaha Magacyada Reer Borama u Yaqaanaan Gudoomiyaha Gobolka Awdal Waxaana ka Mid ah kuwa ugu Caansan

Iftiinka U Bakhtiiyaha Dawladnimadii Gobolka Awdal.

XIdhidhiyaha Xafiiska Madhan iyo Madaxtooyada Hargeisa.

Hadal Ma Deeqsiiyaha Inta Xafiiska Gobolka Muraadka U Leh

Kuma Nagaadaha Xafiiskiisa Kana Doorbidaha Jidka Hargeisa iyo Borama.

U Miciimaha Inta Ku Caajistay Hotel Summer Time (Waa Hotel Ku Yaala Hargeisa)

Mustafe Shiico…

Balse Waxaan ku Dhiiran Waynay in aan soo bandhigno Magacyo aan Ku Haboonayn in lagu Naanayso Masuul Xil Bulushada u Haya…
Source Magalonews