Laydhashii ku Shaqaynayay Tamarta Cadceeda ee ku Yaalay Magaalada Boorama oo Gabi ahaanba Daatay Xili qaarkoodna la Boobay – VIDEO

Laydhasha Tamarta Cadceeda ku shaqeeya ee ku yaala mid ka mida Wadooyinka Boorama oo burbur ku dhaw iyo waxka qabasho La,aanta dawlada Hoose.