Madaxwayne Farmaajo oo Garawe gaaray

Madaxwayne Farmaajo oo Garawe gaaray

Wafdiga madaxwaynaha oo garawe gaaray
Image caption Wafdiga madaxwaynaha oo garawe gaaray

Waxaa goor dhaw magaaladda Garawe gaaray Madaxwaynaha Dowladda Fedraaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo wafdi uu hogaaminayo.

Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa in maalinta barito ah uu xarigga ka jaro garoonka diyaaradaha ee cusub ee magaalada Garawe.

Daawo qaar ka mid ah sawiradda soo dhawaynta

Qaar ka mid madaxda Puntland oo soo dhawaynaysa madaxwaynaha
Image caption Qaar ka mid madaxda Puntland oo soo dhawaynaysa madaxwaynaha
Qaar ka mid ah shacabka oo ka qaybqaadanaya soo dhawaynte madaxwayne Farmaajo
Image caption Qaar ka mid ah shacabka oo ka qaybqaadanaya soo dhawaynte madaxwayne Farmaajo
Madaxwaynaha oo salaamaya shacabka soo dhaweeyay
Image caption Madaxwaynaha oo salaamaya shacabka soo dhaweeyay
Diyaaraddii siday madaxwaynaha oo garoonka Garawe ka soo caga dhigatay
Image caption Diyaaraddii siday madaxwaynaha oo garoonka Garawe ka soo caga dhigatay
Madaxwaynaha oo salaan sharaf ka qaadanaya cutubyo ka mid ah ciidamada
Image caption Madaxwaynaha oo salaan sharaf ka qaadanaya cutubyo ka mid ah ciidamada
Madaxwaynaha Cabdi wali iyo madaxwayne Farmaajo oo salaan sharaf qaadanaya
Image caption Madaxwaynaha Cabdi wali iyo madaxwayne Farmaajo oo salaan sharaf qaadanaya
Qaar ka mid ah dumarka soo dhawaynaya oo sita sawirka madaxwayanaha
Image caption Qaar ka mid ah dumarka soo dhawaynaya oo sita sawirka madaxwayanaha
Boor uu ku dhaganyahay sawirka madaxwayne Farmaajo
Image caption Boor uu ku dhaganyahay sawirka madaxwayne Farmaajo