Qaar ka mida dhalinyarada magalada boorama oo sheegay in xildhibaanada dawlada hoose qaarkood ay dabada ka riixayaan jaadlayaasha diidan cashuurta – VIDEO

Qaar ka mida dhalinyarada magalada boorama oo sheegay in xildhibaanada dawlada hoose qaarkood ay dabada ka riixayaan jaadlayaasha diidan cashuurta.