Qoraa Idaajaa oo Hargeysa kaga hadley in Af-Somaligu ahayn 4.5 wax lagau qaybiyo

Qoraa Idaajaa oo si weyn looga yaqan Somaliya oo dhan ayaa Hargeysa kaga hadley in Af-Somalifgu ahayn 4.5. Qoraaga oo ay weerareen xagjir neceb taariikhda saxda ah ee uu ka sheekeeyo ayaa waxa difaac u galay hal-abuuro ku nool magaalada.