Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada oo ka kooban 26 wasiir

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada oo mudo dheer la sugaya, waxaana uu ra’iisal wasaaraha ku dhawaaqay 26  wasiir, hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.

Xubnaha gollaha wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arimaha dibada iyo maalgashiga waxaa loo magacaabay Yuusuf Garaad Cumar Axmed, wasiirka maaliyada ayaa waxaa noqday C/raxmaan Ducaalle Beylle, wasiirka arimaha gudaha ayaa loo magacaabay Cabdi Faarax Juxa, halka C/raxmaan Xoosh Jabriil loo dhiibay wasiirada dastuurka.

Hoos ka akhri 26-ka Wasiir ee la magacaabay

1- Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen

2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta

3= Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib

4= Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga

5= Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda

6= Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta

7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka

8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta Maalgeshiga

9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda

10- Maxamed cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

11- Eng  Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta

12- Xildhibaan Sh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola

13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska

15- Deeqa Yaasiin: Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka

16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta

17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha

18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha

19- Dr Fowziyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada

20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda

21- Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga

22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta

23- Abuukate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada

24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

25- Xildhibaan Saallim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha

26-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka