R/wasaaraha Jabuuti oo booqasho ku Tegaaya SANAAG, Iyadoo La sheegay inuu u dhashay Warsangeli

R/wasaaraha Jabuuti oo booqasho ku Tegaaya SANAAG, Iyadoo La sheegay inuu u dhashay Warsangeli

Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti C/qaadir Kaamil Maxamed ayaa maanta u ambabaxay safar uu ku tagay Sanaag, Jamhuuriyada Soomaaliyeed.

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti ayaa lagu tilmaamay in aanay aheyn mid siyaasadeed, balse lagu sheegay inay tahay booqasho uu ugu tagayo dadka ay ehelka yihiin oo ku nool Sanaag bari iyo ceerigaabo.

Illaa afar Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti ayaa shalay ka sii horeeyay kuwaasoo horu-dhac u ah wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti.

Wararku waxay sheegayaan in Ra’iisul Wasaaruhu uu ka soo jeedo beesha Warsangali, Harti Koombo inkastaw Afarna ku abtirsado.