(September 02,2016) War Deg-deg ah Ciidamo Cusub Oo Milatari ah Oo la Geeyay Deegaanka Hulka Ee Dagmada Lughaya

Waraka nagasoo gaadhaya deegaanka Lughaya ayaa sheegayay in ciidamo milatariga ee fadhigoodu ahaa deegaanka Geerisa la geeyay manta deegaanka Hulka oo u dhexeeyay Gargaara iyo Ceellahelay sidan waxaa wakaalada waraka uxaqijiyay dadka deegaankaasi oo khadka teefoonka kula soo xidhiidhay.
Dhinaca kale waxa muuqda dibu dhac soo food saaraya diwaangalintii aya xukumadu sheegtay 3 da shishan ay ka bilaabayso bariga lughayha sababta oo ah in ilaa hada aan wali la gayn agabkii diwaanngalinta ee lagu shaqayn lahaa