Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleed Ka Magalada Borama iyo Dhaawac Fara Badan oo la Soo Gadhsiyay Cisbitalka Wayn ee Magalada Borama – SAWIRO

waxaa saaka subaxii abaaro 7 subax nimo deegaanka tuli ee duleed ka Garoyo cawul ku rogmata gaadhi nuuciisu yahay xaajiyad waxaana saarnaa dad tiradoodu gaadhayso 10 qof dadkaani shilka ku dhaawac may ayaa waxay  ka yimiday magalada gabiley halkaasi oo ay saaka subaxii ka so kalaheen waxaana ay u socdeen haweenay qarabadooda ah oo ku geeriyootay magalada borama halkaasi oo ay ka qayb galayeen aaska marxuumada.
shilkan ayaa waxaa ku dhaawac may ku dhawaad 8 qof oo sarnaa xaajiyadaas waxaana xaaladoodu lidataa ku dhawaad 3 qof wali ilaa haatan lagu jiraa gurmadka dhanka caafimaadka oo xaaalada dhawacmayaashaas lagu dawaynaayo cisbitalka wayn ee magalada borama .

CAMUUDNEWS.
shil-gaadhi-borama14398151_1040032149428322_944136692_n

KALA SOCO WIXII WARAR KA SOO KOR DHA CAMUUDNEWS