War murtiyeedka shirkii madaxda dalka iyo Hadalkii Madaxweeyne Farmaajo VIDEO

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir wadatashi ah oo mudo laba maalmood ah halkaasi uga socday madaxda dalka.

Shirkan oo u dhexeeyay madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaa diiradda lagu saaray arimaha amniga, abaaraha iyo sidii loo dardar gelin lahaa dadaallada dib u heshiisiinta ah.

Hadaba hoos ka daawo War murtiyeedka shirka iyo Madaxweeynaha dalka oo faahfaahinaya waxyaalaha lagu heshiiyay.

Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com