
Warbaahinta Yemen Ayaa Baahisay Taageerada Ganacsade Ina Awsiciid Siiyo Kooxda Xuutiyiinta Ee Ka Dagaalanta Dalka Yemen Iyo Dareenada Ku Xeeran…. Majalada ugu Afka Dheer Warbaahinta Waddanka Yemen ayaa Markii ugu Horaysay Toos Udaabacday Ganacsadaha Reer Jabuutiga ah Ina Aw Siciid uu Dalka Yemen Kawado Khalkhal Galin iyo Xoojin Colaada Madhabiga ah ee Dalkaa ka holcaysay Sanooyinka Badan Warbixinta lagu Daabacay Yemen post Waxa kale oo Lagu Sheegay in uu Ganacsade Ina Awsicii Dalkaas geeyo Hub sharcidaro ah iyo Maandooriyaha Doroogada oo uu ka ganacsigeeda Caan kuyahay, Qaradama Midoobay iyo Xulafada Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ayaa Hore Dhowr Jeer ugu Eedeeyay ina Aw Siciid ku luglahaansha Colaada dalka yemen oo u kadhex baadhayo Faa,ido dhaqaale.