Xaflad Lagu Soo Dhaweynayay Xubnaha Aqalka Sare Ee Galmudug Oo Cadaado Ka Dhacday – SAWIRO

Magaalada Cadaado oo Xaruun KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Lagu qabtay Munaasabad Balaaran Oo lagu soo Dhaweynayay Xubnihii ku guleystay in ay Ka mid Noqdaan Aqalka Sare Ee Dowlada Soomaaliya.

Xaflada ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed,Kuxigeenkiisa,Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Masuuliyin Kale  Waxaana Madasha Qudbado ka jeediyay Qaar ka mida Madaxdii Ka qayb gashay Iyo Xubnihii Munaasabada Loo Qabtay waxaana la Bogaadiyay Sida Doorashadii U dhacday.Iyadoo Halkaa Lagu soo Bandhigay Suugaan Ka turjumaysa Horumarka.

DAAWO SAWIRADA XAFLADA

1

3

1

3 4 56 7 8