Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Jaaliyadda Soomaliyeed Ee Norwey Uga Waram Qadiyadda Badda – VIDEO

Sawirro)

Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaliya ayaa maanta kulan la qaatay jaaliyadda Soomalida ee dalka Norwey.

Xeer ilaaliyaha ayaa si faaffaahsan uga waramay jaaliyadda moranka badda Soomaliya la galiyey, iyadda oo jaaliyaduna Su’aalo ka waydiisay.

Jaaliyadda ayaa fariin ugu dhiibtay dhiibtay Xeer Ilaaliyaha, madaxweynaha Soomaliya, iyaga oo ka codsaday in uu garab joogsado rabitaanka shacabka Soomaliyeed.

Halkan ka daawo muuqaalka furitaanka kulanka, iyadda oo aan gadaal ka soo gudbin doono muuqaalka ulanka oo dhamaystiran, Hadii Eebe Qadaro.

20160925_165019 20160925_165025 20160925_165027 20160925_165030 20160925_165035 20160925_1650420 20160925_165042 20160925_165043 20160925_165044 20160925_1651020 20160925_165102 20160925_165111 20160925_165112 20160925_165114 20160925_1651260 20160925_165126 20160925_165127 20160925_165129

Sent from my iPhone