Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Awdal ee ku guuleeystay doorashada aqalka hoose ee Jamhuuriyada Soomaaliyeed

XILDHIBAANADAAS OO KALA AH

1) Xildhiban Dr. C/raxmaan Duale Bayle

2) Xildhiban Dr. Cilmi Maxamuud

3)  Xildhiban Faysal Cumar Guuleed

4)  Xildhiban Axmed Dhimbiil Rooble (casowe)

5)  Xildhiban Cabdoo Maax Faarax

6)  Xildhiban Siciid Xasan Geedi

7)  Xildhiban Caasha Maxamuud Cumar (koos)

8)  Xildhiban Maryan Maxamud Ciise

9)  Xildhiban Nuura Siciid