
Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa markiisii ugu horeysay yeelanaya jaamacad, taasi oo loogu magac daray Koofur Galbeed University.
Jaamaacadda ayaa laga dhisayaa magaalada Baydhabo, waxaana maamulka Koonfur Galbeda dhinaca dhismaha jaamacadda gacan ka siinaya dowladda Talyaaniga.
Mudane Shariif Sheekh Aadan oo dhagx-dhiga kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in jaamacaddanay muhiimad weyn u leedahay shacabka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya