Akhriso Shiikh Shariif iyo Cabdi raxmaan Faroole oo war-mutiyeed soo saaray iyagoo arinta Galmudug ka hadlay…

Musharaxiin uu ka mid yahay Madaxweynihii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo sidoo kale Cabdiraxmaan faroole ayaa kulan  ku yeeshay Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganada.

Warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagu sheegay in dalalka faragelinta ku haaya doorashada Soomaaliya looga baahan yahay in ay faraha gala baxaan.

10