(August 24,2016) Booliska Fransiiska oo haweeney muslim ah dharka xijaabka uga dhigay xeeb ku taal Nice -SAWIRO

Booliska magaalada Nice ee dalkaasi Fransiiska ayaa dharka ka dhigay haweeney muslim ah oo u dabaal-tagtay xeeb ku taal isla magaalada Nice. Haweeneyda ayaa ganaax lacageed la dul dhigay kaddib markii la dhar dhigay.

francebeach1 francebeach2francebeach3 francebeach4 francebeach5