Sawiro:Ciidamada Puntland Oo Hoobiye Ku Garaacaya Buuraha Galgala

Deg Deg Daawo sawiro:Ciidamada Puntland Oo Hoobiye Ku Garaacaya Buuraha Galgala

Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa ka qeyb qaadanaya howl galo ka socda buuraha Galgala, iyadoo la soo sheegayo in shalay iyo doraad ay iska caabin la kulmeen

 

Sawiro la soo dhigay Barta Facebook ee Ciidamada Puntland ayaa muujinaya, ciidamada oo madaafiic ku garaacaya buuraha, iyagoo adeegsanaya qoryaha Hoobiyaha 120 loo yaqaano.

 

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay gaadheen buuraha Calmadow oo ah goobo istiraatiiji ah, laguna dhuuman karo, halkaasoo ay madaafiic ku garaaceen.